BARO XOGTA ᴴᴰ┇LACAGAHA DIGITALKA SIDA┇► Bitcoin (BTC) Ethereum (ETH) IWM



lacagaha Digitalka waa kuwa aad looga shaqeysTo Aduunyada Xiligan. Tirada Suuqyada lagu iibiyo Hada Internetka = 20,625
Qiimaha lakala iibsaday Ilaa Hada: $243,647,986,030 -Hada Waa Billion
lacagaha la kala Badeshay 24 Saac ugu Dambeeyey:$193,646,597,549
Cripto ugu Iibsiga/Qiimaha Badan Aduunka= BTC: Waxaana Laga iibsaday 64.5% Halka inta kale lagala Sariftay 44.5% -Suuqyada Aduunka
Waxaa soo saara Mashiino Computer Cidi maamusho adiga ka mid noqon Kara.
Haa Waad ka Shaqeysan Kartaa Cidi kuma Maamuli karto Suuqan Tradder noqo ama Qodo-Maha qodistee Beerta Cid Maamushaa ma jirto Cid Arki kartaan ma jirto waxaad haysato.Waxaana suuqaasi ka shaqeystaa Malaayiin qof hadaba suuqan waxaa uu aad uga faa,iido badan yahay iska markaana ugu Fudud yahay suuqan Caruur badan iyo islaamaha lagu dhaco ee forex oo sheeko dheer ah .
lacagahan aad qabab badan ugu shaqeysan karaa adigoo Mininta Noqonaya ama Trader ka ama exchanger boqolaal qaaab ayaad suuqan u dhex qaaadi karetaa hadaba Cashar ayaan ka soo wadaa sharaxaada sidoo kale meelaha laga iibsado ugu waawyen anigu ahaan aan aqaano
Hada April 22, 2019, kuwa ugu sareeya xaga Suuqa kala iibsiga cryptocurrencies Waa
Ripple (XRP)
Bitcoin Cash (BCH)
EOS.
Litecoin (LTC)
Binance Coin (BNB)
Tether (USDT)
Stellar (XLM)
Cardano (ADA)
5 website weyn ee Cripto maalgalinta lagaga sameeyo
Robinhood. …
BitStamp.net. …
Bitfinex.com. …
Hitbtc.com. …
Binance
iyo qaar kale oo badan mgrty
Join them now®👌 Ku Shubo Appka ugu sareeya kadib links Groupyada taabo..
http://vid.io/xvrb
https://t.me/Farsamada
https://t.me/SomaliBooks
🆎 Free Waxbarasho koorsooyinka aan Bixino 😍
® ══ ❁✿❁ ══

source

Exit mobile version